Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudiga Oo Soomaaliya iyo 15 Waddan Kale Ka Mamnuucay Dalkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Sacuudiga ayaa dalkeeda ka mamnuucday dadka ka imaanaya Soomaaliya iyo 15 waddan oo kale oo ku yaalla caalamka.

Xukuumadda Riyaad ayaa amartay in dalkeeda aysan imaanin muwaadiniinta dalalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, Libya, Indonesia, Lebanon, Syria, Turkey, Iran, Afghanistan, Yemen, Ethiopia, , Vietnam, Armenia, , Venezuela, Belarus iyo Soomaaliya.

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in xayiraadda lagu soo roga dalalkaan ay timid kadib markii ay kordheen kiisaska xanuunka corona virus ee gudaha sacuudiga.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this