Tillamook Posted May 24, 2022 Laftagareen oo mooshin laga wado & Xildhibaano ka hadlay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka billowday guux siyaasadeed iyo abaabul mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen, kadib markii ay soo dhammaatay doorashadii socotay. Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed oo uu kamid yahay Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay inay abaabulkaas wadaan siyaasiyiin iyo xildhibaano kasoo jeedo Koonfur Galbeed. “Madaxweynaha haddii la doortay dad annaga naga mid ah Digil iyo Mirifle ka mid ah ayaa system waxay wadaan inay burburiyaan maamulka inta ka jira maamul la burburiyeyna waxa uu leeyahay waa kaseynaa dhibaatuu leeyahay,” ayuu yiri Mahad Cabdiraxmaan. Taliyihii hore ee ciidamada Asluubta ayaa sidoo kale tilmaamay in arrintan ay tahay mid la doonayo in lagu burburiyo dhismaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Hadalka Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa kusoo aadaya xilli dalka loo doortay Madaxweyne Cusub oo shaley si rasmi ah xilka ula wareegay Laftagareen oo mooshin laga wado & Xildhibaano ka hadlay - Horseed Media HORSEEDMEDIA.NET Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka billowday guux siyaasadeed iyo abaabul mooshin ka dhan ah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 24, 2022 This is totally uncalled for. Lafta Gareen might have been Useless Farmaajo’s lap puppy these past few years but going after him like this is very detrimental to Somalia’s progress and will definitely set the Southwest State of Somalia back for the next few years. Gudhuu Gareen should be left alone until his term is over and only through the usual Somali style selection/election shenanigans should he be removed from office. All this nonsense about motions should not be accepted by Southwest folks and all other right thinking Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted May 24, 2022 “Ballots are the rightful and peaceful successors to bullets” let them vote on motions and ballots, for there are worser ways to get rid of opponents. Quote Share this post Link to post Share on other sites