Sign in to follow this  
Deeq A.

Ergo M/weyne Biixi u diray Hogaanka Mucaaradka oo wejigabax kala kulmay..

Recommended Posts

Deeq A.   
 Ergo M/weyne Biixi u diray Hogaanka Mucaaradka oo wejigabax kala kulmay..
fcw-4.jpg

Illo wareedyo xog oggaal ah ayaa Wargeyska Waaberi u sheegay in Madaxweyne Biixi uu ergo u diray Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland,kuwaas oo la sheegay inay ka koobnayeen Xukumadda iyo Xisbiga KULMIYE.

Xoggaha ayaa sheegay in Erggaddan KULMIYEYSAN ay ku soo gacansaydheen Mucaaradku,kuwaas oo la sheegay inay weji gabax kulla laabteen qasriga Madaxtooyadda.

Dhanka kalena hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ayaa kullamo albaabadu u xidhan yihiin ku leh Magaalada Hargeysa

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this