Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Guruuje oo iftiimiyey siduu uga maquurtay Gacan-ka-hadalkii & Shaqaaqadii hadheysay Golaha Wakiilada S/land

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan Guruuje oo ka hadlay siduu uga maquurtay Gacan-ka-hadalkii & Shaqaaqadii hadheysay Golaha Wakiilada S/land
 guruuje-1024x683.jpg
” Jawigii saaka ” .
Saaka 8 subaxnimo ayaanu guddi ahaan bilowney eegista cv xubnaha gudidada ururadda siyaasadda, markii aanu shaqadii soo dhamayney ayaanu usoo gudbniy golaha.
Intaa ka dib waxaa bilaabantey akhrintii cv xubnaha gudidada dabeeto anigu maqaaxida ayaan isaga shaah tagey waxaanan golaha ka baxay isagoo si habsami ah u socda oo aan haba yaraatee wax buuq ihi aanu ka jirin .
Intaas ka dib markaan soo noqdey waxaan arkey golihii oo buuq iyo fowdo ka socoto dabeeto waan iskaga tagey mana gelin golihii .
Wixii dhacey , sidey u dhaceen keliya waxaan ka arkay saxaafada xog ogaala umaan ahayn arag iyo maqal toona .
Dhinacakale 81 xildhibaan ee golaha weli mid keliya hadal kulul ismaanu waydaarsan cay iyo gacana hadalkeeda daa.
Xil.Guruuje

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this