Deeq A. Posted May 23, 2022 (SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun ku ridday samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo in muddo ah ku xidhnaa Hargeysa. Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ayaa 2 sanno oo xabsi ah iyo 3 Milyan oo lacagta Somaliland ah ku xukuntay Samafale Cabdimaalik Coldoon. Cabdimaalik Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa hore wax dambi ugu weyday, Coldoon balse ugu dambeyn saaka ayey xukuntay Maxkamadda Racfaanku, iyadoo laba sanno oo xabsi ah lagu riday. Source Share this post Link to post Share on other sites