Sign in to follow this  
Deeq A.

Samafale Coldoon Oo Xabsi Lagu Xukumay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda racfaanka ah ee  Somaliland ayaa xukun xabsi ah ku ridday samafale Cabdi maalik sheekh Muuse Coldoon oo kamid ah dhalinyarada Somaliland.

Coldoon oo muddo ku xirnaa xabsiyada Somaliland, isagoo horay ay wax dambi ah ugu waysay maxkamadda gobalka Madoori jeex.

Go’aan ka soo baxay maxkamadda racfaanka ah ee Somaliland ayaa ku xukuntay Coldoon laba sano oo xarig ah iyo saddex milyan oo lacagta Somaliland ah.

19-kii bishii siddeedaad ee sanadkii hore 2021 ayaa ciidamada Somaliland xabsiga dhigeen Cabdi maalik sheekh Muuse Coldoon.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this