Sign in to follow this  
Deeq A.

Hanti-dhowraha Qaranka oo Dalbaday Joojinta Xeer La Ansiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hanti-dhowraha Qaran dowladda federalka Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa waxaa ra’iisulwasaare Maxamaed Xuseen Rooble looga dalbaday joojinta sharci golaha wasiirrada ay meel mariyeen khamiistii, waxaana qoraalka Maxamed Maxamuud Cali lagu xusay joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay wasiirrada ay meel mariyeen .

A-1.jpg

B.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this