Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Hargeisa oo soo gebagebaysay Dhegaysiga Dacwada ay u xidhan Yihiin  3-Weriye

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada Hargeisa oo soo gebagebaysay Dhegaysiga Dacwada ay u xidhan Yihiin  3-Weriye

Maxkamadda gobolka maroodi-jeex ayaa soo gebagebaysay dhegaysiga dacwadda ay u xidhan yihiin Suxufiyiinta kala ah Maxamed Cabdi Sheekh(Ilig) Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Cali Khaliif, Kuwaaas oo ay dhagaysiga dacwadoodu ka socotay maxkamadda Gobolka.
Maxkamadda ayaa la filaya inay soo saarto go’aanka Dacwadda.
May be an image of 3 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this