Sign in to follow this  
Deeq A.

Koox Xildhibaano oo ka tirsan Golaha Wakiilada S/land oo Mooshin Golaha Horkeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Somaliland, 14 Xilidhibaan oo ka tirsan xildhibaanada mucaaridka ayaa shirgudoonka golaha wakiilada u gudbiyey mooshin ku saabsan xeerka saxaafada somaliland.
Xildhibaan barkhad batuun oo xildhibaanada mooshinka gudbiyey u hadlay ayaa gole waynaha ka codsaday in ay ansixiyaan xeerka saxaafada dalka.
May be an image of indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this