Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo La Shaaheeyay Dadweynaha Reer Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka qaar ka mid ah dadweynaha Burco kula shaaheeyay miiska siyaasadda lagu falanqeeyo ee maqaaxida shaaha ee Cirro.

Guddoomiyaha iyo bulshada ayaa si qoto dheer isaga xaal waraystay siyaasadda iyo xaaladda guud ee dalka, islamarkaana si kal furan isu waydaarsaday kaftan siyaasadeed iyo qorshaha xisbiga ee doorashada Madaxtooyada 13 Nov.

Guddoomiyaha waxa wehelinayay xoghaye ku xigeenka xisbiga MD Jamaal Jaamac Xaamud, Xoghayaha Amniga MD Ibraahin Ducaale Boos, Xoghayaha biyaha MD Bashiir Cumar Geelle, xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka iyo masuuliyiin kale.

IMG-20220521-WA0028-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0029-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0027-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0025-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0026-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0023-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0024-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0022-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0020-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0021-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0019-1024x741.jpg IMG-20220521-WA0018-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0017-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0016-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0013-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0012-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0011-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0008-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0006-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0007-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0005-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0004-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0002-1024x683.jpg IMG-20220521-WA0003-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this