Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya.

Madaxweyne Deni oo hadda ku sugan Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu maanta safar aan la shaacin ugu amba-baxo xarunta dalka Kenya ee Nairobi.

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland iyo mas’uuliyiin wehelisa oo ku sugan Muqdisho ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay maanta dib ugu laabtaan caasimadda Garoowe.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this