Sign in to follow this  
Abtigiis

XIINFANIIN: Marmarsiiyo oday uun ka dhigtay maan maslaxo doono! (GABAY)

Recommended Posts

Abtigiis   

^^^^ :D:D:D

 

Xiinoow

 

Horta, miyaana sheegin meel Las-caanood ka so kaysa inaan Jawaabtayda laga doonayn!!!!!!!! Cali-dhuux iyo buuhoodle ma cuskatay.You know what, contrary to what my clansmen wanted me to believe, as I listened to Gubba years back, I always felt Cali-dhuux was the best!!

 

Given that you have to fall back on that legendary man for a response, the analogy of qunbulad and Miskiin doesn't reflect the poetic contest between Xiin and A&T. If it does, then who is Miskiin, waa la arkaa! :D:D:D

 

I saw your Hadiyad. I want to exhaust what is in it, but my initial reaction is that it only confirms the picture I have of you. Halgamaa daalay, deh!!

 

Jacaylbaro isaga waa horaan fahmay. Iilkuu ila ekeysiinayaa! In fact it is a big minomer. Xumaanbaro in la yidhaa bay aheyd.

 

Sheikh Shariif wali hadda way isugu kaaya jirtaaye la soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

T-yoow, abti, weligaa ha gabyin. Mase waa ******** aflagaadadiisii, mase waa ****** iyo, umuurtuu ku kici jiray.. :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ anyway, gabadh aan abti u ahay si xun ugu ma gabyeen! Waa baqatay? :D

 

Ashahaado Islaanimo kama danbeyn

Nephthys Inani kama danbeyn

 

baan ku oran lahaaye, waa d cabsatay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

waanigii idhi:

 

xiinow xiinfiniinow

marka hore xas baad tahay

xiin hoorayaad tahay

xabag iyo sun baad tahay

waabayda xaglan baad tahay

nin xawaaraynayaad tahay

xawli nin ku socdaad tahay

gaadhi xiimayaad tahay

diyaarad xumaatoo

xawaaraynaysa hawadoo

injiinkii ka xumaadoo

cidal dhexe ka xawloo

iska xiiqsan baad tahay

 

xaguu ku socdiyo hadaf

nimaan xaraf ka garanaynoo

xumaan la hagooganiyo

xumbo saydhan baad tahay

 

islaan xaabo keentoo

xaawalay ka biishatoo

dad amaahisay xoolihii

xaglo madhan la hoyatoo

isla sii xamxamloo

yara xanaagsan baad tahay

 

xero wada adhiyoo

xoolihii dideenoo

sanqadhii xabaashiyo

intay xiin dareemeen

xagaa u yaacoo

xasana gaadhi waayoo

iska xiiqsan baad tahay

 

 

la soco ..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

 

How many mardoofs of qaad have you chewed to produce this little poem yaa Jacaylka :D ?

 

While i await your response to my query, waxaan damcay inaan iraahdo;

 

Xiinleyda gabay jacayl wuxuu yara xammaalaaba

Ximli sida haweenkii wuxu yara xushleeyaaba

Wuxuu xabadka taa-taabto uu xiin ufanaaba :D

Waakaa intuu xalay banjaray seegay xarafkiiye

Xinka iyo sharkiyo waakaa heesay xumihiiye’e

Xikmad malaha ruux hadduu xaasidyahay jeere

Xubin malaha heesahaad tirisay xaajow’e

Muxuu xiinfaniin ka dhahaa haddaad jabisay xeerkiiba :D ?

 

 

 

^^Warning shots. Jacaybaro is officially across Xiins literary bow :D . Waa kudhamaatay waryee ee baxso yaa ku yiraahda...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this