Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin ku eedaysan Shabaabnimo oo lagu qabtay degmada Qoryooley

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada.

Ninkaas ayaa ku eedaysan in uu ka tirsanyahay koooxda Al-shabaab islamarkaana u qaabilsanaa dhanka miinooyinka.

Saraakiisha Ciidamada ayaa laga soo xigtay in eedaysanaha la qabtay uu qirtay in uu fuliyay qaraxyo ka dhacay degaano kamid ah Gobolka.

PUNTLAND POST

The post Nin ku eedaysan Shabaabnimo oo lagu qabtay degmada Qoryooley appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this