Deeq A. Posted May 19, 2022 (SLT-Hargeysa)-Xuska sannnad-guuradii 31aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadii ka luntay dib ula soo noqotay 18-kii May 1991-kii ayaa maanta si weyn looga xusay Gobolada iyo degmooyinka Somaliland. Dadweynaha reer Somaliland ee ku nool gobollada iyo degmooyinka dalka ayaa sannadkan si weyn uga qayb-qaatay xuska 18-ka may, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalada gobollada iyo degmooyinka dalka Source Share this post Link to post Share on other sites