Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Cali Guray oo ka hadlay Dabaaldega Xuska 18 May 2022

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Cali Guray oo ka hadlay Dabaaldega Xuska 18 May 2022

North Korea, Russia, iyo China ayuun baan qarnigan 21aad arkay oo noocan u dabaaldega. Dabaaldeggu waa iska okay laakiin dhaqaale ahaan waxaynu nahay dal yar oo sabool ah kharashka badan ee ku baxaya inagama go’ ee dhinaca dhaqaalaha laftiisa in la tixgeliyo muhiim baan u arkaa dabaaldeggana ma diidani. Waa aniga iyo garashadayda uun hadii aan qaldanahay lafteed
283003175_5198352776854224_1723505545775
281782742_5198352920187543_6498577732462
282622693_5198353086854193_6594322046073
281672719_5198352786854223_6785810760969
281792410_5198352936854208_1788176912260

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this