DeadlyVision Posted January 27, 2008 My Somali Poem and it's not a Song My Somali Poem and it's not a Song Not a Song .. Hit it! Ragii hore raadkooda aan raadino Roob waa biyo daruuraha bee raacijireen Rabi mooye ruux kale kamacabsadeen Raas abwaano iyo geesi kakooban Rabsho xalin mooye Rabish kumeena dhaqaaqijirin Ragi hore raadkooda aan raadino Rabiic iyo Raage la dhahi jiray Rufiyaan udhaweeyn kafogaay been Raacijiray geel aad ujeclaay Haweeyn Rafaad baan kusasay oo maalinwaliba waa habeeyn Raaxo baan kuriyoodey oo habeeynwaliba waa maalin Radiyooga lagasheegay lagamaqlay idaacadwaliba Ragi hore raadkooda aan raadino Aan Raadino...Aan Raadino Ragi Hore Raadkooda Aan Raadino Raadino Raadino My 1st Somali Peom... Do judge From Maskax to Page! Bless in Bliss ~1~ DV PME None Understand This, It's Like They've All Gone Brandish! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Instinct.Poet Posted January 29, 2008 Waraa, D.v soomaaligaagu saan inuu u wanaagsanaa uma filaneynin?Kalmado cajaa'ib ah baad ku hadashay.Maxaad ka qabtaa in aan kuugu darsado aragtideena kala duwan?let me have try..Ehem. Ragii hore raadkooda aan raadino Ragan jooga maanta madhaamaan Ri Rimane Rabiyow Raxmaanow Ruuxii ku Rumaysan Raali gali Raadkii Ragii horeeyey mid soo Rabaaseyso ma ehee Rabshada Rucleynasa Ragii naga horeeyey baan ka Reebanay Raadkoodan baas yaa raaci Rabay?kolay anigu ma'Rabin Ragatinimadaydu, mid xanyaha Riixo ma Roorsanee Raashinkan sacabyadeyda ku Raseysan Rabi baa iigartoo,Ragii hore iima Reebin Runtii kuma Rumeysanee,Reer xamar Ra'yigii Ri' foolaneysa uma Raadsheen. Raali naqoo fikrado kala Rogan iyo Roob hilaac Sita wadnaha uma Ronee Hadal carfoon sidii Rooxaantii Rag kuma wada Raaxeysaanee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
DeadlyVision Posted January 29, 2008 Runtaa ala waa runtaa Raqiis ha moodin rabi ba raxmada hayoo Raac Ragi hore raadkooda aan raadino Roor kudaaloo Reer wanaagsan kaheliwaaye Ruux nafta lalawadaago allah ha noosahlo Raali mid eh kufaraxsan naftaan diinteena sida ... lol ran out of the letter -R- .. Somalia Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites