Sign in to follow this  
Deeq A.

Safiirka Taliyaaniga oo Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan

Recommended Posts

Deeq A.   

Safiirka dowladda Taliyaaniga u fadhiya Soomalaiya  Alberto Vecchi  ayaa dhambaal salaan iyo hambalyo ah usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay Xasan Shiikh Maxamuud oo labada gole ee Baarlamaanku u doorteen inuu markale dalka hoggaamiyo afarta sano ee soo socota, Xasan ayaa noqday madaxweynaha kaliya ee laba jeer dalka hoggaamiyey.

No description available.

No description available.

 

No description available.

Goobjoog News

 

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this