Deeq A. Posted May 18, 2022 Safiirka dowladda Taliyaaniga u fadhiya Soomalaiya Alberto Vecchi ayaa dhambaal salaan iyo hambalyo ah usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay Xasan Shiikh Maxamuud oo labada gole ee Baarlamaanku u doorteen inuu markale dalka hoggaamiyo afarta sano ee soo socota, Xasan ayaa noqday madaxweynaha kaliya ee laba jeer dalka hoggaamiyey. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites