Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkish Airline oo Hakad Galisay Duulimaadyadyadeedii Muqdisho Ogow Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda diyaaradaha Turkish Airline ayaa joojisay duulimaadyadii Muqdisho ay ku imaan leyd laga bilaabo 19-ka  ilaa 28-ka May 2022, waxaana sababta lagu sheegay in garooonka ay ka jirto Shidaal yari nuuca diyaaradaha istimaalaan, sida lagu sheegay qoraal kasoo shirkadda duulimaadyada ee Turkish Airline oo kamid shirkada duulimaadyada ku yimaada Muqdisho.

Halkaan ka Akhriso:

No description available.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this