Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Somaliland oo qabsaday degmada Boocame ee Gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   
askar.jpg?resize=922%2C648&ssl=1

Ciidamada Somaliland ayaa saaka qabsaday degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool islamarkaana ahayd degmada keliya ee Gobolkaas ka maqan gacanta Somaliland.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa si buuxda ula wareegay Boocame halkaas oo ay ka sameeyeen dabaal-degyo la xiriira xuska 18-ka May.

Ciidamada Somaliland ayaa labadii sano ee u danbaysay ku mashquulsanaa u diyaar-garowga qabsashada degmada Boocame.

Halkaan ka akhriso warbixin Puntland Post ka qortay laba sano ka hor

The post Ciidamada Somaliland oo qabsaday degmada Boocame ee Gobolka Sool appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this