Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   
1-17.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem.

Hassan bin Hamza Hashem ayaa salaan iyo duco ugu yimid madaxweynaha, waxaana uu ugu hambalyeeyay, guusha uu ka gaaray, doorashadii ka dhacday magaaladda Muqdisho ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Qatar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this