Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 6, 2022 Even anti-Farmaajo Shiine Culeey is claiming to have contributed kun doolar: 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 6, 2022 MBB calaacal waaka dhamaaday, even giving this fundraising drive more profile than it really deserves. Don't they know the more they talk about it, the more folks that will contribute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 7, 2022 Twitter is funny 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted June 7, 2022 tweets ayaa waalay siyasadii Somalia, really hope government ignores this nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 7, 2022 They can't ignore it oo wey karkarooyaan qaarkood. Shalay waxee labaayeen Madaxtooyada are buying reeraha baraha bulshada iyo shacabka. Maantana waxee leeyihiin shacabka cannot be allowed to fund madaxweynihii hore. Ciil xun ayaa haayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 7, 2022 Jawaarina waa iskeenay: Jawaari oo si cajiib ah uga hadlay ololaha ‘guriga loogu dhisayo’ Maxamed Farmaajo Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay guriga la sheegay in qaaraan dadka laga uruuriyey loogu dhisayo madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Guddoomiye Jawaari oo wareysigaan siiyey Tv-ga Dalsan ayaa fowdo weyn iyo ceeb ku tilmaamay guriga Farmaajo loo dhisayo, isagoo sheegay in Madaxweynihii hore uu leeyahay xuquuq dastuuri ah, isla markaana uusan qaaraan u baahneyn. “Dadka Farmaajo dhahaya guri ayaan kuu dhiseynaa, waxay wadaan faduul iyo sharaf dil ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, kuwa Farmaajo kula talinaaya waxay kuu dhiseynaa guri oo lacag ayaan kuu uruurineynaa, waxay wadaan fowdo lagu ceebeynayo shacabka, waxaan u soo jeedinayaa inay ka haraan waxaas,” ayuu yiri Prof. Jawaari. Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka, wuxuu sidoo kale sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo wakiilladooda siyaasadda ay horay maamuus ugu sameeyeen madaxweynihii xukunka si nabad ah uga dega. “Wuxuu sharcigeenu qabaa madaxweynihii aan qiyaano qaran gelin oo si nabad ah xukunka ku wareejiya inuu xaq u yeelanayo xildhibaan inta uu noolyahay,” ayuu hadalkiisa ku soo daray guddoomiye Jawaari. Profosser Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo si dhameystiran aan wareysigiisa loo baahin ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, isbadalka siyaasadeed ee dalka ka dhacay, guriga Farmaajo loo dhisayo waxa uu sharcigu ka qabo, nooca uu yahay iyo astaamaha lagu xula karo Ra’iisul Wasaaraha loo baahan yahay xilligaan, kursigii Baydhaba looga soo diiday iyo arrimaha kursiga taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mudo dheer lasoo shaqeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo laba jeer soo noqday guddoomiyaha baarlamaanka, balse Farmaajo ayaa xukunka ka tuuray, kadibna Laftagareen ayuu sheegay inuu ka hor istaagay inuu mar kale u tartamo kursigiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 7, 2022 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Even anti-Farmaajo Shiine Culeey is claiming to have contributed kun doolar: Deep down, Shiine is a very good person, Yes, sometimes, stirs up things for viewers, and rating Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 7, 2022 I would not be surprised CULUSOW and his group, try to re-invent , rewrite and create bad PR for Farmaajo I have seen even here some propagating baseless stories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 7, 2022 Xasan Sh.'s advisers are desperate and are already desperately trying to emulate. They posted the top image on social media laakiin Reer Baraha Bulshada were quick to show meesha laga soo koobiyeeyey: 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 7, 2022 9 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xasan Sh.'s advisers are desperate and are already desperately trying to emulate. They posted the top image on social media laakiin Reer Baraha Bulshada were quick to show meesha laga soo koobiyeeyey: desperation.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 7, 2022 Lack of substance. No depth. You can't buy class. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 7, 2022 ^ka qariya 'copycats'. They will copy and paste. Quote Share this post Link to post Share on other sites