Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Turkiga oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

“Waxaan u rajaynaynaa in doorashadu ay u noqoto walaalaheena Soomaaliyeed iyo shacabka bariga Afrika oo wadajira, waxaana u hambalyaynaynaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud” ayuu yiri Erdoğan.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale sheegay in dowladdiisu ay sii laba-jibbaarayso taageeridda dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Turkiga oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this