Sign in to follow this  
Deeq A.

Natiijada wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16526138650127755.jpg?resize=720%

Waxaa goordhow soo idlaaday wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana codadka ugu badan helay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wareeggii labaad ee doorashada ayaa waxay murashaxiinta codadka u kala heleen sida soo socota.

1.Xasan Sheekh Maxamuud, 110 cod
2. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, 83 cod.
2. Siciid Cabdullaahi Deni, 68 cod
3. Xasan Cali Khayre, 63 cod

Waxaa wareegga saddexaad u gudbaya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

PUNTLAND POST

The post Natiijada wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this