Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Laab-salaax oo Dhaliil culus ku ganay Golaha Wakiilada ee uu ka midka yahay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Laab-salaax oo Dhaliil culus ku ganay Golaha Wakiilada ee uu ka midka yahay

laabsaalax.jpg
Xildhibaan Laabsaalax ayaa yidhi
“Mudanayaal Golaheenu mucaaridna Waxba uguma filna, muxaafidna Waxba uguma Filna, umaddana waxba uguma Filna, maxaynu runta isku diidsiinaynaa wixii la inoo doortay kama shaqaynee.
Ogaada Khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jiran qayb ayaynu ka nahay, oday hebel iyo oday hebel ayaa dadka kala qaban jiray oo dhintay waydinkan ku soo celcelinayee inagu mudanayaal miyaynaan waxba kala qaban karin, ilayn nin maqan tabistii waa nin jooga ceebtiiye…”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this