Sign in to follow this  
Deeq A.

Buuqa laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu ma keeni kartaa khatar Amni oo lacagta iyo suuqaba khatar galin karta?…Xildhibaan Max’ed Abiib

Recommended Posts

Deeq A.   
Buuqa laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu ma keeni kartaa khatar Amni oo lacagta iyo suuqaba khatar galin karta?
Waxaa Qorey Xildhibaan Maxamed Abiib
abiib-e1652584626167.jpg
Halkan Agaasimuhu uu ka dhigay khayriyada lagu cayaaraa waa badhtankii suuqa ganacsiga ee shacabka,bangiyadii Dawlada iyo Bangiyadi Gaarka loo lahaa waana arin waxyeelo keeni karta hadii dad badani iskugu soo baxaan.
Waxa iyadna xusid mudan in durtaba ay soo baxeen kooxo soo kala horjeeda oo kala taageersan Axsaabtu sida aan ku arkayo muuqaalo fcb socda.
Bartan waxa galbeed kaga dhagsan Bangiga Dahabshiil, koonfur waxa kagaso jeeda Bangiga Daarasalaam iyo Fooqi Samsung , xaga barina waxa iyadna kagasoo jeeda hada Xaruntii iibka ee Talesom.
Waxay ila tahay in caqligu shaqeeyo oo meeshaa laga daayo kulanada ay Madaxtooyadu ku qabanayso iyadoo loo danaynayo Ganacsiga,Bangiyada, shacabka suuqa hoose ka adeeganaya iyo Hawl qabashada Saldhiga dhexe oo isna jaar dhaw la ah
Ugu dambayna kulanka halkaasi culays ciidamada amniga fuula mooyee wax kale soo kordhin maayo waana khatar amni oo saaran hanti kasta oo halkaa ka garab dhaw..
281410437_545957277162970_65274583026255

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this