Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer ilaaliye ku xigeenkii Puntland oo ku geeriyooday Hindiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa daqiiqado ka hor ku geeriyooday dalka Hindiya halkaas oo uu muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa.

Geerida marxuumka waxaa Puntland Post u xaqiijiyay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo xubno Qoyskiisa ah.

Xeer Ilaaliye Maxamed Xareed oo shaqooyin kala duwan ka soo qabtay Garsoorka Puntland ayaa lagu xasuustaa sida uu ugu hiillin jiray Caddaaladda  waxaana si gaar ah loogu xasuustaa kiiskii Caa’isha Ilyaas.

PUNTLAND POST

The post Xeer ilaaliye ku xigeenkii Puntland oo ku geeriyooday Hindiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this