Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa laga filan karaa doorashada 15ka May, yaase kusoo bixi kara?

Recommended Posts

Deeq A.   

Maalinta Axada ah ee bisha Maayo tahay 15-keeda ayaa la filayaa inay qabsoonto doorashada xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Hadaba, waxaa iswaydiin mudan isbadal noocee ah ayaa dhacaya? Yaase laga yaabaa inuu ku guulaysto xilkaas masuuliyadda badan xambaarsan ee ay ku tartamayaan musharaxiinta sodomeeyada kor u dhaafay?

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this