Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay yihiin ballan-qaadyada uu sameeyay musharrax madaxweyne Siciid Deni?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland ahna musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadal-jeedintiisa ku soo bandhigay arrimaha u qorshaysan, haddii uu ku guulaysto madaxweynaha dalka.

Musharrax madaxweyne Siciid Deni, ayaa sheegay in sheegay in uu xoogga saari doono dhinacyada xaqiijinta amniga la-dagaallanka argagixisada iyo dhismaha ciidamada Qaranka, si ay ula wareegaan amniga dalka.

Sidoo kale, wuxu ballan-qaaday in uu isbeddel ku samayn doono dhaqaalaha dalka iyo arrimaha bulshada, oo ay ku jiraan caafimaadka waxbarashada iyo adeegyada bulshada ee lagama maarmaanka u ah nolosha dadweynaha.

Halkaan ka daawo khudbadda oo dhan

PUNTLAND POST

The post Maxay yihiin ballan-qaadyada uu sameeyay musharrax madaxweyne Siciid Deni? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this