Sign in to follow this  
Deeq A.

Hadal jeedinta Musharaxiinta: Shariif Sh. Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Sh. Maxamuud

Recommended Posts

Deeq A.   
PhotoCollage_20220512_174817969.jpg?resi

Musharaxiinta maanta khudbadaha ka horjeediyay baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya, waxaa ka mid ah madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha xilka haya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Saddexdan musharax ayaa mid walba doonaa in uu noqdo ninkii ugu horreeyay oo labo jeer madaxweyne ka noqda dalka Soomaaliya.

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhacaysa maalinta axadda ee todobaadka dambe oo ku beegan 15 bishan Maajo, waxaana ka qaybgelaya 39 musharax.

PUNTLAND POST

The post Hadal jeedinta Musharaxiinta: Shariif Sh. Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Sh. Maxamuud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this