Sign in to follow this  
Deeq A.

Hargeysa: Masuuliyiin Loo xidhay eedaymo musuq-maasuq

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii iyo ku-xigeenkii degmada 31 May ee Hargeysa ayaa maanta lagu xidhay Hargeysa sida ay ii xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah.

Labada mas’uul ee la xidhay ayaa loo haystaa eedo musuq-maasuq.

Maayirka Caasimadda Hargeysa Abdikarim Ahmed Mooge dhawr goor Warbahainta ka sheegay in uu sharciga la tiigsanayo cidkasta oo lagu eedeeyo falal musuq-maasuq oo dawladda Hoose ka tirsan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this