Deeq A. Posted May 12, 2022 Guddoomiyihii iyo ku-xigeenkii degmada 31 May ee Hargeysa ayaa maanta lagu xidhay Hargeysa sida ay ii xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah. Labada mas’uul ee la xidhay ayaa loo haystaa eedo musuq-maasuq. Maayirka Caasimadda Hargeysa Abdikarim Ahmed Mooge dhawr goor Warbahainta ka sheegay in uu sharciga la tiigsanayo cidkasta oo lagu eedeeyo falal musuq-maasuq oo dawladda Hoose ka tirsan. Source Share this post Link to post Share on other sites