Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer M/weyne Muuse Biixi dib ugu soo celiyay Golaha Barlamaanka S/land+Halka Sartu ka qudhuntay

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dib ugu celiyey Golaha Wakiillada ansixintii derejo beddelka ahayd ee Golaha Wakiillada iyo Guurtidu ku ansixiyeen Degmooyinka Balligudbadle, Caynaba iyo Xaysimo.
Madaxweynaha ayaa dib u celinta derejo beddelka loo sameeyey ku sababeeyey in ay ka hor imanayso Distuurka iyo Xeerarka dalka u yaalla.
280644253_147139541208672_72967288400333
280746730_147139604541999_26419819442792

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this