Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir Looga Hadlay Amniga oo Ka Dhacay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa taliska nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS ayaa waxaa ay kulan ay ka yeesheen amniga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay sidoo kale taliya Sectorka-ka 4-aad ee ciidanka ATMIS,  Col. Xasan Jaamac iyo Saraakiil kale, taliya iyo wafdi uu hoggaamainaayay ayaa maanta safar ku tagay magaalada  Dhuusamareeb.

Taliyaha ayaa ciiddanka ugu baaqay in wadajir ah ay ula shaqeeyaan ciidamada dowladda federalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug iyo sidii loo xaqiijin lahaa amniga guud magaalada caasimadda ah ee Dhuusamareeb.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this