Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo dib u dhigtay dhageysiga dacwada 3-da weriye oo maanta loo ballansanaa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada 3-da weriye ee Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indhacadde oo maanta loo ballansanaa.

Maalinta Sabtida ee todobaadka dambe ayaa dib loogu dhigay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this