Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Kawada Hadleen Xasan Shiikh iyo Laftagareen?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee dalka ahna musharrax u taagan xilka madaxweynaha Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Muqdisho kula kulmay madaxweynaha dowlad goboleed Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan ( Laftagareen).

Labada mas’uul ayaa kawada hadalay arrimo dhowr ah oo ku qotoma doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo xaaladda guud, waxaana shirka sidoo kale ka qeyb galay xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa ololaha ay wadaan musharraxiinta iyadoo maalinta barrito ay bilaabanayso hadaljeedinta musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha 10-aad.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this