Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoonka Baarlamaanka oo Bayaan Kasoo Saaray Amniga Doorashada Madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray bayaan ku aadan amniga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomalaiya, xilli lagu wado in maalinta barrito ay ka bilaabato Teendhada Afisyooni hadaljeedinta musharraxiinta xitartamaya xilka madaxweynaha 10-aad ee dalka.

Halkaan Ka Akhriso:

No photo description available.

No photo description available.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this