Deeq A. Posted May 10, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga, waxaana la magacaabay xilli ay dhowdahay dooorashada madaxweynaha dalka. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites