Deeq A. Posted May 9, 2022 Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa shaaciyay habraaca amniga , taas lagu wado in 15-ka bisha ay ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee xerada Xalane, habraaca ayaa ka kooban 9 qodob, magaalada caasimadda ah ayaa waxaa ka socda ololihii ugu dambeeyay ee Musharraxiinta. Hoos ka Akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites