Deeq A. Posted May 9, 2022 guddiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta shhalay diiwaan galiyay 32 musharrax kuwaas oo u tartamaya xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana doorashada lagu wadaa in 15-ka bisha ay ka dhacado magaalada Muqdisho, gaara ahaan Teendhada Afisyooyi ee aaga la ilaaliyo ee Xalane. 1:Musharrax Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud 2: Musharrax Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed 3: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 4: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle. 5:Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 6: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan 7: Musharrax Madaxweyne Cabdinuur Shiikh Maxamed 8: Musharrax Madaxweyne Cabduqaadir Cosoble Cali 9: Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuled 10: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal 11: Musharrax Madaxwayne Saciid Ciise Maxamuud 12: Musharrax Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi 13:Musharrax Madaxwayne Axmed Ducaale Geelle Xaaf 14: Musharrax Madaxwayne Mahad Axmed Diiriye 15: Musharrax Madaxwayne Muqtaar Maxamed Sayid 16: Musharrax Madaxwayne Nucmaan Sheekh Cumar 17: Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf 18: Musharrax Madaxwayne Ridwaan Xersi Maxamed 19: Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre. 20: Musharrax Madaxwayne Mxamuud Daahir Aweys 21: Musharrax Madaxwayne Cumar Cabdiqaadir Axmed 22: Musharrax Madaxwayne Jamaal Axmed Ibraahim 23: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahwayn) 24: Musharrax Madaxwayne Cabdi Aadan Hoosow 25: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) 26: Musharrax Madaxwayne Cabdi Maxamed kuusow 27: Musharrax Madaxwayne Cabdullaahi Cali Axmed 28: Musharrax Madaxwayne Xuseen Cabdi Nuurow 29: Musharrax Madaxwayne Jabriil Ibraahim Cabdulle 30: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) 31: Musharrax Madaxwayne Abuukar Adan Cabdulle 32:Musharrax Madaxwayne Cabdinaasir Cabdulle Maxamed Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites