Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay safiirada Midowga Yurub iyo Talyaaniga

Recommended Posts

Deeq A.   
2-5.jpg?resize=960%2C720&ssl=1

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub iyo Talyaaniga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Tiina Intelmann iyo Alberto Vecchi

Guddoomiyaha iyo Safiirada ayaa kawada hadlay dhammaystirka howlaha Doorashooyinka iyo sidii doorashada Madaxwaynaha 10aad ee JFS ay ugu qabsoomi lahayd jawi xasilani iyo nabad ah.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Safiirada dadaalka ay ku bixinayaan arrimaha Soomaaliya gaar ahaan taageerada ay siiyaan doorashooyinka socda ee Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay safiirada Midowga Yurub iyo Talyaaniga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this