Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidanka Oo maanta Dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe Saalax Bullaale oo ka tirsanaa  ciidanka Milatariga Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland maanta ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa isla ciidanka Milatariga, oo dhawaan magaalada Hargeysa toogasho ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Najma Cabdillaahi Maykal.

Eheladda marxuumad Najma Cabdillaahi Maykal ayaa maalmihii u dambeeyay codsanayay inay cadaalad hesho gabadhoodu.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this