Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex Oo maanta Bilowday dhageysiga dacwadda Wariyeyaasha saddexda ah ee ku xidhan Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa maanta ka bilaabantay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa dhageysigii koobaad ee dacwadda ka dhan ka ah saxafiyiintii sadexda ahaa ee dhawaan lagu xidhay Hargeysa.

Saddexdan wariye ayaa oo kala ah wariye Maxamed Cabdi Ilig oo ah guddoomiyaha telefishanka madaxa bannnaan ee MM TV, wariye Cabdijibaar oo ka tirsan bahda telefishanka HCTV iyo wariye Cabdiraxmaa oo ka tirsan gobonimo Tv.

Halkan hoose ka akhriso Eedaha xeer ilaalintu kusoo oogtay saddexdii wariye ee xidhnaa oo maanta lasoo taagey Maxkamadda gobolka Maroodijeex.

FB_IMG_1652089977265.jpg FB_IMG_1652089979584.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this