Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo Axmed Madoobe?

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Guddoomiyaha la wadaagay sida shacabka reer Jubaland iyo bulshadba ay u taageereen doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.
Madaxweynahu wuxuu Gudoomiyaha uga mahad celiyay go’aanka  lagu fasaxay xildhibaanada deegaan doorashada labaad ee Jubbaland gaar ahaan Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this