Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Musharraxiinta Maanta La Diiwaan Geliyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ayaa maanta diiwaan geliyay ilaa 12 musharrax kuwaas oo u taagan xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, guddiga ayaa si rasmi ah u bilaabay maanta diiwaangelinta musharraxiinta ka qeyb galaya doorashada 15-ka May 2022-ka ka dhacayso magalada Muqdisho.

 Magacyada Musharraxiinta 

1: Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed.

2: Musharrax Madaxweyne Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed.

3: Musharrax Madaxweyne  Xasan Cali Kheyre.

4: Musharrax Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

5: Musharrax Madaxweyne  Cabdikariim Xuseen Guuleed

6: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

7: Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal.

8: Musharrax madaxweyne Cabdulkadir Cosoble Cali.

9: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan.

10: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal).

11: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalim Abalaal.

12:

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this