Deeq A. Posted May 8, 2022 Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ayaa maanta diiwaan geliyay ilaa 12 musharrax kuwaas oo u taagan xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, guddiga ayaa si rasmi ah u bilaabay maanta diiwaangelinta musharraxiinta ka qeyb galaya doorashada 15-ka May 2022-ka ka dhacayso magalada Muqdisho. Magacyada Musharraxiinta 1: Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed. 2: Musharrax Madaxweyne Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed. 3: Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre. 4: Musharrax Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 5: Musharrax Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed 6: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle. 7: Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal. 8: Musharrax madaxweyne Cabdulkadir Cosoble Cali. 9: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan. 10: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal). 11: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalim Abalaal. 12: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites