Sign in to follow this  
Deeq A.

Cirro Iyo Faysal Oo maanta magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka socda beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka USA iyo saraakiil kale oo wehelinayay.

Kulankan ayaa waxaa uu ka qabsoonay Sarova Hotel ee Nairobi.

Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda Geeska iyo tan Somaliland-ba.

Dhinaca kale, Gudoomiye Faysal.Cali Waraabe ayaa kusii jeeda dalka Maraykanka oo uu halkaasi kaga qeyb gali-doonka Xuska 18may.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this