Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqorka Sucuudiga oo Cusbitaal la dhigay “King Faisal Specialist Hospital-Jeddah”

Recommended Posts

Deeq A.   

Boqorka Sucuudiga oo la dhigay Cusbitaal ku yaala Jeddah  “King Faisal Specialist Hospital-Jeddah”

hospital.jpg

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdicasiis, ayaa la dhigay Cisbitaal ku yaalla magaalada Jeddah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay boqortooyada oo ay baahisay wakaaladda wararka ee Sacuudiga.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Boqorka oo 86 jir ah la dhigay Isbitaalka takhasuska ee Boqor Faysal.Boqortooyada Sacuudiga ayaan illaa iyo hadda wax faahfaahin ah ka soo saarin xaaladda Boqor Salmaan.

Boqor Salmaan, ayaa qalliin looga sameeyay xameetida sanadkii 2020-kii.Boqorka ayaa la wareegay xilka ilaaliyaha labada Masjid ee Xaramka sanadkii 2015-kii, ka dib markii uu labo sano iyo badh uu ahaa dhaxal sugaha iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka Sacuudiga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this