Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdixakiin Dhooba-daareed oo si adag uga digay shirqool uu sheegay in ay wado Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa si adag uga digay shir la sheegay in uu ka dhacayo magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Mudane Dhooba-daareed ayaa sheegay in shirkaas uu yahay shirqool siyaasadeed oo Somaliland u dhigayso Beesha East Sanaag Clan si ay u qabsato degaannada Gobolka Sanaag ee Beeshaas degto.

Cabdixakiin Dhoobo ayaa sidoo kale waxba kama jiraan ku tilmaamay in isagu wax ka abaabulay ama ka qayb-geli doono Shirka Ceerigaabo.

Halkaan ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Cabdixakiin Dhooba-daareed oo si adag uga digay shirqool uu sheegay in ay wado Somaliland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this