Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo Maalinta isniinta hortagaya Labada gole ee guurtida iyo wakiilada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hortagaya Labada gole ee guurtida iyo wakiilada Maalinta isniinta oo ku beegan 9-ka bisha May kana jeedin doono khudbad Sannadeedkii.

Waxa xusid mudan in xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed Abiib ay codsadeen in madaxweynaha Su’aalo waydiin karaan.

279396711_401946221937829_69882156490607

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this